Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi & danjiraha Sacuudiga u fadhiya Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya  Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankaasi waxa lagaga wada hadlay sidii dawladda sucuuudigu gacan uga geysan lahayd gurmadka abaaraha soo foodsaray qaar ka mid ah gobolada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo safiirku balan qaaday inay … Continue reading Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi & danjiraha Sacuudiga u fadhiya Somalia (Sawirro)